Quantcast
Channel: Aduun.com » SHEEKOYIN
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10

VIDEO : Nin Xaaskiisa Qamaar ku dhigtay oo lagu hor watay

$
0
0

Nin xaaskiisa qamaar u dhigtayDalka India oo ay dhacdooyinka ugu yaabka badan inta badan ka dhex dhacaan ayaa markani is qab qabsi xoogan ka yimid Nin Xaaskiisa qamaar u dhigtay kadibna hortiisa lagu kaxeestay.

Dhacdadaan oo mar qura kawada yaabisay dadkii deegaanka ayaa noqoneysa mid xiiso gaar ah leh kadib markii uu xaaskiisa Rahan ahaan u dhigtay Ciyaarta .

Taleefashinada aduunka iyo Jariiradaha ayaa warbixino ka qoray dhacdadaan isagoona Muuqaalkiisa mar qura si sahal ah u shaacay .

MUUQAALKA HALKAAN KA DAAWO ( GUJI HALKAAN )

Aduun.com | U Adeegaha Bulshada
info@aduun.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10

Latest Images

Trending Articles